wacdi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waano; hanuunis.
  2. Waano diimeed oo xumaha laysaga reebayo samahana laysku farayo dad u jeedin; waanin; hanuunin.

waano

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Hadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo ama wax looga reebaayo.

hanuunis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hanuunin.

waanin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waani.

hanuunin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hanuuni. ld hanuunis.