hanweynaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg hanweyn. ld han-weynaansho, hanweyni.

hanweyn

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. U h.: qab weyn lahaansho.

hanweyni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen qof ku dhaliya in uusan qaadan, waxyaabaha uu u qabo in aanay u qalmin; qab weyn leh. ld hanweynaan.