hanweyniQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dareen qof ku dhaliya in uusan qaadan, waxyaabaha uu u qabo in aanay u qalmin; qab weyn leh. ld hanweynaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hanweynaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg hanweyn. ld han-weynaansho, hanweyni.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00