hanweynaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. 1. eeg hanweynow. 2. ld hanweyni.

hanweynow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. Qof hanweyni qaba noqosho.

hanweyni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen qof ku dhaliya in uusan qaadan, waxyaabaha uu u qabo in aanay u qalmin; qab weyn leh. ld hanweynaan.