harameQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Caws iyo nagaar iskood uga baxa beeraha. ld harammo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
harammoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Caws yaryar oo beeraha ka baxa oo dalagga guba haddii aan laga falin. ld harame.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0