hardan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isku dhufashada laba nafley madaxa isku dhuftaan. ld hardamid.
  2. Laba nafley madaxa ku dagaalamid. ld hertan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hardamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hardan². ld hardan¹, hertamid, hertan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hertan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hardamid.
  2. ld hardan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur