hertanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld hardamid.ld hardan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hardamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hardan². ld hardan¹, hertamid, hertan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hardanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isku dhufashada laba nafley madaxa isku dhuftaan. ld hardamid.Laba nafley madaxa ku dagaalamid. ld hertan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0