harjad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. H. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso. 2. H. ah: qof mintid ah. 3. ld harjadid.
- 1. Qof sakaraad hayo rafasho. 2. Qof mintidnimo dheeraad ah muujin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

