harjadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg harjad². ld harjad¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

harjad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. H. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso. 2. H. ah: qof mintid ah. 3. ld harjadid.
  2. 1. Qof sakaraad hayo rafasho. 2. Qof mintidnimo dheeraad ah muujin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur