harqaanleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:Qof dharka makiinad ku tola. ld kharqaanle, sharqaanle.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kharqaanleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld harqaanle.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sharqaanleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld harqaanle.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0