kharqaanle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld harqaanle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

harqaanle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof dharka makiinad ku tola. ld kharqaanle, sharqaanle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur