harqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg harqo. ld harqad (3), hirqad, hirqasho.

harqo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-qaday, -qatay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley biyo ku hafasho. 2. Nafley wax aad uga dhergid. ld hirqo.

hirqad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hirqasho.

hirqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld harqasho.