harqad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Gabal maro ah. 2. Galka barkinta. 3. ld harqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

harqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg harqo. ld harqad (3), hirqad, hirqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur