harraati

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld haraati¹.
  2. ld haraati².

haraati

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah warmaha waaweyn.
  2. Si xoog leh oo cagta wax loogu dhufto. ld harraati¹.
  3. Si xoog leh cagta wax ugu dhufasho. ld harraati².