haraatiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Nooc ka mid ah warmaha waaweyn.Si xoog leh oo cagta wax loogu dhufto. ld harraati¹.Si xoog leh cagta wax ugu dhufasho. ld harraati².