harsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg harso. ld harsad, harsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

harso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Qorrax meel hoos ah ka gelid. 2. Goor maalin ah cid marti u noqosho. ld herso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

harsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld harsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

harsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld harsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur