harsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:1. Qorrax meel hoos ah ka gelid. 2. Goor maalin ah cid marti u noqosho. ld herso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hersoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:ld harso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00