haruurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc dalagga la beerto ka mid ah, la cuno, oo leh bal, sabuul, iyo miro yar-yar.Bari idaad oo subaggii la shiilay; shariir; shaxaroor.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
shariirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Baruur subaggii laga shiilay. ld sharriir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
shaxaroorQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Baruur subaggii laga shiilay waxa ka soo hara; shariir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00