shaxaroorQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Baruur subaggii laga shiilay waxa ka soo hara; shariir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
shariirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Baruur subaggii laga shiilay. ld sharriir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00