hawaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hawaar³. ld hawaar¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Si bahardaad ah oo geelu u fariisto. 2. ld hawaarid.
  2. Jiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.
  3. Si barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur