hawaar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Si bahardaad ah oo geelu u fariisto. 2. ld hawaarid.
- Jiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.
- Si barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

