Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg hawaaran. ld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)
Macnaha:
1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur