hawaarsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hawaarsan. ld hawaarnaan, hawaarnaansho, hawaarsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hawaarsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax barraaq u fadhiya ahaansho. ld hawaaran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hawaarnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hawaaran. ld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hawaarnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld hawaarnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hawaarsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld hawaarsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0