hawaawi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Haynta niyadda lagu hayo wax helitaankooda. 2. ld hawaawiyid.
  2. Wax si aad ah ugu fekerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawaawiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hawaawi². ld hawaawi¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur