hawiran
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)
Macnaha:
- Wax dhibaato weyn gaartay noqosho.
- 1. Wax halis la geliyey ahaansho. 2. Wax dhibaato weyn loo geystay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

