hawirmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hawiran¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawiran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Wax dhibaato weyn gaartay noqosho.
  2. 1. Wax halis la geliyey ahaansho. 2. Wax dhibaato weyn loo geystay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur