hawlgabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hawlgab². ld hawlgebid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hawlgabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:H. ah: qof gabow awgii shaqo uga fariistay. ld hawlgeb¹.Gabow awgii shaqo uga fariisasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hawlgebidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Si dhakhdo ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld hawlgabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00