hawlgebid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Si dhakhdo ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld hawlgabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawlgabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hawlgab². ld hawlgebid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur