hawlla'aan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hawlla'. ld hawl-la'aansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawlla'

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-'aa, -'ayd)

Macnaha:

  1. Qof aan hawl hayn ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur