hawlla'aanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg hawlla'ow. ld hawlla'aan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hawlla'owQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-'aaday, -'aatay)Macnaha:Wax aan shaqo lahayn noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hawlla'aanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hawlla'. ld hawl-la'aansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00