hawlyaraan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hawlyar. ld hawlyaraansho, hawlyari.

hawlyar

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-raa, -rayd)

Macnaha:

  1. Dhib yar; fudud.

hawlyaraansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld hawlyaraan.

hawlyari

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Si aan dhib lahayn oo lagu suganyahay. ld hawlyaraan.