Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-raa, -rayd)
Macnaha:
- Dhib yar; fudud.
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-daa, -dayd)
Macnaha:
- 1. Wax aan cuslayn ahaansho. 2. Wax sahlan ahaansho. 3. Wax fadaq ah ahaansho. 4. Wax firfircoon ahaansho. ld fudfudud.