hayaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhawr geeddi, aan kala go'lahayn, oo meel fog loogu guuro. 2. H. ah: dad iyo xoolo guuraya oo meel fog u socda.Dhawr geeddi oo aan kala go'lahayn meel fog ugu guurid.