hayaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dhawr geeddi, aan kala go'lahayn, oo meel fog loogu guuro. 2. H. ah: dad iyo xoolo guuraya oo meel fog u socda.
- Dhawr geeddi oo aan kala go'lahayn meel fog ugu guurid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: