haybadeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haybadeyso. ld haybadeysad, habadeysi, haybaysad, haybaysasho.

haybadeyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Ka h.: Cid amarkeeda si xushmadi ku jirto u fulin. ld haybayso.

haybadeysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haybadeysasho.

haybaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haybadeysasho.

haybaysasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld haybadeysasho.