haybasi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haybadeysasho.

haybadeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haybadeyso. ld haybadeysad, habadeysi, haybaysad, haybaysasho.