haylaamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg haylaan³. ld haylaan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
haylaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Shuban aan la celin karin. 2. ld haylaamid.1. ld hayl¹. 2. Faraqyada maryaha.Wax shuban isku habeediyey noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0