haylaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Shuban aan la celin karin. 2. ld haylaamid.1. ld hayl¹. 2. Faraqyada maryaha.Wax shuban isku habeediyey noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
haylaamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg haylaan³. ld haylaan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
haylQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl.1. Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo. 2. Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan².1. Neef summad hayl ah u yeelid. 2. Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0