haylyaameeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)Macnaha:ld hayl².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
haylQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl.1. Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo. 2. Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan².1. Neef summad hayl ah u yeelid. 2. Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0