hayl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl.
  2. 1. Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo. 2. Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan².
  3. 1. Neef summad hayl ah u yeelid. 2. Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

heyl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hayl.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haylaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Shuban aan la celin karin. 2. ld haylaamid.
  2. 1. ld hayl¹. 2. Faraqyada maryaha.
  3. Wax shuban isku habeediyey noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haylaamee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. ld hayl².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haylyaamee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. ld hayl².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur