hebdidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hebed². ld hebdin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hebedQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:H. ah: neef irmaan oo ilmo kasta nuugi karo ama qof kasta maali karo.1. Hebed noqosho. 2. ld hebdi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hebdinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hebdi. ld hebdid (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00