hebed

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. H. ah: neef irmaan oo ilmo kasta nuugi karo ama qof kasta maali karo.
  2. 1. Hebed noqosho. 2. ld hebdi.

hebdi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Hebed ka dhigid (dheddig xoolaad).