heellanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:1. Qof wax u dhega nugul ahaansho. 2. Qof wax u diyaar ah ahaansho. ld heelloon.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
heelloonQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:ld heellan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0