heellanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg heellan. ld heellanaansho, helloonaan, helloonaan-sho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

heellan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Qof wax u dhega nugul ahaansho. 2. Qof wax u diyaar ah ahaansho. ld heelloon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

heellanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld heellanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

helloonaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg helloon. ld helloonaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur