heense

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Inta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur