wadaage
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- 1. Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala barta. 2. Meesha waxyaalo badan oo isku xirani isugu yimaadaan ama iska haystaan. 3. Meesha dhudaha caynaanku isaga yimaadaan (heense).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

