heeraabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bo, m.l)Macnaha:Docda hoose ee doonyaha tiir dheer oo ku yaal oo isu haya, shalmaankuna madaxa hoose ku hayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0