shalmaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qoryo heeraabka afka ku wada haya oo doonyaha feero u ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur