hergal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hargal¹.
  2. ld hargal².

hargal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii. 2. ld hargelid. ld hargalmo, hergel¹, hergalmo.
  2. 1. Qorrax hoos ka gelid. 2. U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel².