hargal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii. 2. ld hargelid. ld hargalmo, hergel¹, hergalmo.
- 1. Qorrax hoos ka gelid. 2. U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

